Jubbaland & Puntland oo mar kale ka hor yimid baaqii shalay ka soo baxay Villa Somalia

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xusseen Maxamed ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho xiligan aysan aheyn magaalo amnigeeda leysku laheyn karo kaddib dhacdadii 19-kii bishan Febraayo lagu rasaaseeyey dibed baxyadii mucaaradka. Wuxuu sheegay in Muqdisho ay xiligan tahay meel leysku maquuninayo oo sharcigu hooseeyo. ”Marka la eego wixii toddobaadkii hore ka dhacay Muqdisho, meel leysku haleyn karo … Continue reading Jubbaland & Puntland oo mar kale ka hor yimid baaqii shalay ka soo baxay Villa Somalia